Hormuud Habaabay (Astray Leader)

Hormuud Habaabay (Astray Leader)

by Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim

Browse books you can read free on Readfeed

No club is reading this yet — be the first to start one

1 readers worldwide want to read this book

Start a club free
About
"Horraantii Sannadkii 2006dii, waxa soo shaac baxday awoodda Maxaakiim dhawr ah, oo si nabad iyo degganaanba ku dhisan looga aas-assay qaybo kamid ah gobolka Banaadir(muqdisho), oo ah caasimadda dalka Soomaaliya. Maxaakiimtani waxa ay ahaayeen kuwo la doonayey in ay adeeg amni u sameeyaan qaybo kamid ah bulsho-weyntii Soomaaliyeed ee Muqdisho ku dhaqnayd. Waxa jirtey in qaab beeleed loo soo agaasimay, inkasta oo Culummo Soomaaliyeed oo waaweyni gadaal ka riixayeen, dhiirri gelinna u samaynayeen suurtagalnimada Maxaakiimta Islaamiga ah. Dadka Soomaaliyeed, guud ahaan nidaam darro iyo bur-bur mood iyo noolba leh ayaa ku habsadey, waxaana taladii dalku gacanta u gashay, qab-qablayaal dagaal, ummaddiina u diidey jiif iyo joog. Midowga Maxaakuumta Islaamiga ayaa wadada u xaaray nabad iyo rajo dadweynihii doortay in ay u xukun tagaan Shareecada Islaamka. MMI, waxa ay ahayeen kuwo markiiba fuliyey adeeg deg-deg ah bulshaduna ku diirsatey, waxa ayna dib u soo celiyeen nabaddii iyo kala dambeyntii magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo badan. Haddaba buuggan "Hormuud Habaabay", waxa aan ku eegi doonnaa soo bixitaankii Maxaakuumtii Islaamiga ahaa iyo Isbahaysigii la magic baxay "Isbahaysigii Dib-U-Xoreynta Soomaaliyeed" ee lagu dhisay Asmara, dalka Ereteriya sannadkii 2007dii iyo sida hoggaankiisii isu dhiibeen, una marin habaabeen." -- cover. "History and government in Somalia around 2006-2009" -- cataloger's judgment.

Discuss Hormuud Habaabay (Astray Leader) with other readers

Join or start a book club for Hormuud Habaabay (Astray Leader) on Readfeed. Live chat, shared reading progress, and AI discussion questions — free to get started.

Frequently asked questions

How do I join a book club for Hormuud Habaabay (Astray Leader)?

Sign up free on Readfeed, then browse public clubs or start your own club with Hormuud Habaabay (Astray Leader) as the current read. Invite friends with a share link and discuss together with live chat and AI discussion questions.

Can I discuss Hormuud Habaabay (Astray Leader) with other readers online?

Yes. Readfeed book clubs let you chat live, share progress, and join discussions about Hormuud Habaabay (Astray Leader) with readers worldwide — whether your club is virtual, in-person, or hybrid.

Is Readfeed free?

Yes. Creating an account and joining book clubs is free. Sign up to find readers who love the same books and start discussing today.